Al Shabaab oo Weerar culus ku qaaday Saldhigyo ay ku sugnaayeen ciidanka dowlada iyo …

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa weerar culus ku qaaday saldhigyo ciidanka dowlada federaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya kaga sugnaayeen duleedka Degmada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo. Dagaal xoogan oo saacado badan socday ayaa dhax maray dagaalyahanada Al Shabaab iyo ciidamada huwanta ah, waxaana daryanka hubka culus iyo madaafiicda labada dhinac is … Continue reading Al Shabaab oo Weerar culus ku qaaday Saldhigyo ay ku sugnaayeen ciidanka dowlada iyo …